Afhayeenkii Hore Ee Xukuumadii Siilaanyo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Doono Mandaqada Geeska Africa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenkii Hore Ee Xukuumadii Siilaanyo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Doono Mandaqada Geeska Africa,
May 30, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Afhayeenkii Xukuumadii Madaxwayne Axmed Siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) ayaa si adag uga hadlay Dagaalka Tukaraq Ee maamulka somaliya kusoo qadeen fadhiisimada jiida hore ee ciidamada qaranka Somaliland ,

Sidoo kale Eng Xuseen Dayr ayaa si qotodheer uga hadlay samaynta uu dagaalkani ku yeelan karo madaqada geeska Africa Iyo fariinta uu udiray beesha caalamka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS