Xuska Sanad Guuradii 7aad Ee Mashruuca Biyo Xidheenka Abaay Oo Hargaysa Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Sanad Guuradii 7aad Ee Mashruuca Biyo Xidheenka Abaay Oo Hargaysa Lagu Qabtay
April 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Munaasibad lagu xusayay Sanad Guuradii 7aad ee ka soo wareegtay Markii la bilaabay Mashruuca Biya Xidheenka Webiga Abaay ee Dalka Itoobiya ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.

 

Sidoo kale Munaasibadan waxa ka soo qayb galay Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Gudida Jaaliyada Itoobiya eek u sugan Somaliland iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/11jrPnprqk0

COMMENTS
LINKS