Xildhibaan Nacnac Oo Ka Hadlay Masuul Ka Tirsan Soomaaliya Oo Safar Qarsoodiya Ku Yimid Lowyacado, Fariin Adagna U Diray Dawlada Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Nacnac Oo Ka Hadlay Masuul Ka Tirsan Soomaaliya Oo Safar Qarsoodiya Ku Yimid Lowyacado, Fariin Adagna U Diray Dawlada Jabuuti
April 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Socdaal qarsoodi ah oo uu Agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya uu ku yimid Magaalada Lowyacado waxaana uu fariin Adag u diray Dawlada Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS