|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir kuxigeen Arimaha Gudaha Oo Ciidanka Dabdamiska ku Amaanay Shaqada Ay Bulshada Uhayaan, Eedana Ujeediyay Dadka Rabashadaha Kala Horyimaada.
April 19, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ciidanka dabdamiska iyo masuuliyiintoodaba ku amaanay shaqada baaxada leh ee ay qaranka uhayaan sida ay uga qaybqaateen samata bixinta dadka dooxyadu qaadeen Sidoo kale wasiir kuxigen wasaarada arimaha gudaha ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadka marka ciidamada dabdamisku jiraan gurmadka badbaadina guryo uu dabka kacay iyo sida akhmaqnimada ee dadka qaar u waxyeeleeyaan ciidanka iyo gaadiidkoodaba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/rs32FSwCOuo Related posts:“Madaxwayne Qurba-joogu Waa Kuwii Kuu Ururin Jiray Qaadhaankii Aad Ku Soo Baxday” Maxamed Dirir Xogh... Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Xubno Katirsan Gudida Qandaraasyada Oo Kormeer Ku Tagay Dhaam Biyood La... Gudoomiye Jawaari Oo Dirqi kaga Badbaaday Mooshin Xilka lagaga Tuurayay, kadib Faro Galinkii Deked... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|