|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wasiir Inta Anad Ka Hadal Khilaafka Wadani Waxaa Wacnaan Lahayd In Aad Waxka Qabato Colaada Bariga Iyo Khilaafka Wasaradada”.Dhoolayare
April 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N) – Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka tirsan Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed kaas oo ahaa in Xisbiga Waddani dhamaysto khilaafkooda.
Sidoo kale Siyaasi Dhoolayare ayaa Wasiir Maxamed Kaahin ugu baaqay in uu waxka qabto Colaada Bariga iyo Khilaafka ka dhex aloonsan Wasaaradiisa oo aanu ka hadlin khilaafka Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Ma Jirto Maalin Dadka Reer Somaliland Ee Jecel La Soo Noqoshada Qarannimadeena Uga Cabsi Badan Yihi... Wasiirka Macdanta Iyo Tamarata Somaliland Oo Tilmaamay In Deeqaha Caalamku Bixiyaan Ay Yihiin Habaar... Taliska Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadley Wiil Lagu Dilay Magaalada Wajaale iyo Haweenay Ji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|