|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Shaqo Galinta Oo Kulan La Qaadatay Hay’adda Dalka Ka Shaqeeya
April 25, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Gaani oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardaasi Maxamed Aadan Ilkacase ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin.
Kulankan ayaa waxaa lagaga hadlayay sidii loo sii xoojin lahaa adeegyada ay iska kaashadaan Wasaaarada Shaqa gelinta iyo Hay’addahani ee ay bulshada u hayaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/LKTUZFXmBiU
Related posts:Daawo:Wasiiru Khaarajiga Somaliland Oo Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Gudiga Dabagalka Iyo Ilaa... Warbixin Caalami Ah Oo Wargayska New York Times Kaga Faallooday Doorka Uu Adeegga ZAAD Kaga Jiro Ko... Shirkada Redsea Oo Yeelatay Masuuliyada Shidaal Wasakhaysan Oo lagu Shubay Haamaha kaydka Berbera COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|