Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Baarlamaanka Dalka UK Oo Hargaysa Soo Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Baarlamaanka Dalka UK Oo Hargaysa Soo Gaadhay
April 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Wafti Xildhibaano ah oo ka socda Baarlamaanka Dalka UK ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Hargaysa waxaana Xubnahan Waftiga ah soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS