Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Shan Gaadhi Oo Ah Kuwa Lagaga Hortago Mudaharaadada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Shan Gaadhi Oo Ah Kuwa Lagaga Hortago Mudaharaadada
April 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa maanta waxa  lagu wareejiyay Shan Gaadhi oo lagaga hortago Mudaharaadada iyo laba xaajiyadood waxaana Munaasibada lagula kala wareegayay goobjoog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS