|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Soo Baxay Booskii Xildhibaanimo Ee Uu Ka Dhintay Ibaahim Axmed Haybe
April 18, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta warqadii xildhibaan nimo gudoonsiiyeen siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.
Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa ay maalmihii ugu danbeeyey booskaas xildhibaan nimo ay ku muransanayeen wasiir ku xigeenka warfaafinta Md Maxamed Muuse Abees balse wasiir ku xigeenka ayaa booskaas lagaga guuleystay kadib markii uu Xussen ka codad batey.
Sidoo kale Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu marka la dhaariyo kadib uu noqo xildhibaan katirsan mudanaysha golaha wakiilada Somaliland .
Related posts:Obama Oo Ka Fikiraya Qorshe Uu Ukraine Hub Ugu Gudbiyo iyo Dedaalada Yurub Oo Diblamaasiyad Ku Salay... DAAWO ; Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Bilowday Dhagaysiga Kiis Noociisu ku Cusub Yahay Somalil... MADAXWEYNE SIILAANYO OO AMAR KA SOO SAARAY BAADHITAANKA WEERARKII ARGAGIXISO EE KA DHACAY JABUUTI COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|