|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada HASS PETROLEAM Oo Sheegtay In Kaydka Haamaha Berbera Lagu Shubay Shidaal Xun
April 19, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Masuuliyiinta Shirkada HASS PETROLEUM ayaa Xukuumada Somaliland iyo Wasaarada Ganacsiga ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado Shirkadaha Dalka Keenay Shidaalka xun ee khasaaraha gaystay ee Dalka soo galay.
Sidoo kale Shirkada Hass Petroleum ayaa iska fogaysay in aanay iyadu dalka keenin wax Shidaal ah oo xun iyadoo tilmaantay in Shidaalkii ku jiray Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera ee wanaagsanaa labadii Todobaad ee ugu danbeeyay lagu dul shubay Shidaal Xun taasina ay sababtay in Dhamaan Shidaalkii uu wasakhoobo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Sheekh Aadansiiro Si Adag Uga Hadlay Dulmiga iyo Tacadiga Madaxwayne Biixi Ku Hayo Qoyska Max... Sheekh Dirir Oo Bayaamiyey Sababta Uu Inta Badan Uga Cudur-daarto Xilalka Dowladeed Ee Loo Magacaabo... Halkan ka Daawo: Muxaadiro Diini ah oo ka hadlaysa Fadliga iyo Axkaamta Soonka, Fadiilatu Sheekh Max... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|