|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada HASS PETROLEAM Oo Sheegtay In Kaydka Haamaha Berbera Lagu Shubay Shidaal Xun
April 19, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Masuuliyiinta Shirkada HASS PETROLEUM ayaa Xukuumada Somaliland iyo Wasaarada Ganacsiga ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado Shirkadaha Dalka Keenay Shidaalka xun ee khasaaraha gaystay ee Dalka soo galay.
Sidoo kale Shirkada Hass Petroleum ayaa iska fogaysay in aanay iyadu dalka keenin wax Shidaal ah oo xun iyadoo tilmaantay in Shidaalkii ku jiray Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera ee wanaagsanaa labadii Todobaad ee ugu danbeeyay lagu dul shubay Shidaal Xun taasina ay sababtay in Dhamaan Shidaalkii uu wasakhoobo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ee Gobolka Togdheer ku Wareejiyey Deeq X... Wasiiradda Qorshaynta iyo Arrimaha Bulshada Oo ka Qayb-Galay Kulan Dhalinyarada Reer Burco Lagaga Wa... Shaqaale Mushahar La'aan Ka Cawday iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Hay"adda Shaqaalaha oo Ka Jawaabay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|