|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Kulan Madaxweynaha Equatorial Guinea La Yeeshay Baarlamaanka Jabuuti
April 23, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (W,N):- Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa waxa uu ka qayb galay kulan uu Madaxweynaha Dalka Equatorial Guinea uu la yeeshay Baarlamaanka Jabuuti.
Sidoo kale Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambasadoor Cabdifataax ayaa intii uu ku sugnaa xarunta Baarlamaanka Jabuuti kulan la qaatay Dublamaasiyiin badan oo ay ka mid yahay Safiirka Wadanka Ruushka u fadhiya Jabuuti, Safiirka Dalka Itoobiya, Safiirka cusub ee Dalka Jaban u fadhiya Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/47PKJwa6nNk
Related posts:Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1939kii - 2016ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale Shirkada Isku Socodka Dadka Iyo Alaabooyinka Ee Super Transportation Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Maga... “Shacabku Waa In Ay Si Cad Uyidhaahdaan, 5sano Ayaanu Ku Dooranee, Madaxwayne Ee Banee Kursiga” Xil.... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|