|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Xoojiyo Nidaamka Diblamaasiyadeed Ee Dunida
April 2, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Prof Cabdisalaan Yaasin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay xoojiyo nidaamka Diblamaasiyadeed ee ay Dunida kula xidhiidho islamarkaana Dacwadaha Aqoonsi raadinta u gudbiso Ururada IGAD, Midowga Afrika, Ururka Jaamacada Carabta, Si ay ugu guulaysato Dacwadaha iyo sheega shooyinka Dawlada Soomaaliya ka gudbisay Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Go'aankii Ay Soo Saareen Isbahaysiga Madasha & Mucaa... “Bal 12cisho Kadib Muuse Biixi Halka Uu Xukumo Hasoo Sheego Iyo Xuduudaheega”Gudoomiye Faysal Cali W... DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|