|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Hortiisa Lagu Dhaariyey Hanti-Dhawraha Guud+Sawirro
April 9, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa maanta hortiisa lagu dhaariyey Hanti-dhawraha guud ee Qaranka, Mudane Axmed Yuusuf Dirir, iyadoo uu dhaariyey guddoomiye ku xigeenka, ahna ku-simaha guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dastuuriga ah ee Somaliland, Garyaqaan Maxamed Cumar Geelle.
Hanti-dhawrka guud oo ay shalay ansixiyeen golaha wakiillada Somaliland, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa lagu dhaariyey si uu u guto waajibaadkiisa shaqo, madaama oo uu ka gudbay shuruudihii looga baahnaa ee dastuuriga ahaa.
Related posts:Oday Muuse Dalab Oo 27Neef Oo Geela Munaasibada Mawliidka Nabiga Agweed Uqabiyay Dhakhtarka, Agooma... Dhaliilo Baahsan oo Dul hoganaya Duqa Degmada Gabiley iyo Cabashooyinka Bulshada ee Dawlada hoose oo... Muwaadin Soomaaliya Ayaa Ku Guuleystay Kursiga Golaha Deegaanka Ee Magaalada Minneapolis Ee Dalka Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|