|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Mudo Gaaban Xilkii kaga Qaaday Badhasaabkii Gobolka Gabiley Ramaax Iyo Dareenada ka Dhashay!
April 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Badhasaabkii Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo noqday masuulkii ugu mudadda gaabnaa xukuumada muuse biixi kaasi oo xilka lagaga qaaday mudo gaaban iyadoo aanay wareegtada lagu magacaabay iyo ka lagaga qaaday aanay waxba udhaxayn. Taasi oo ah mudo lixdan cisho ah. Ramaax ayaa bishii January 29,2018 loo magacaabay gobolka Gabiley, waxaanu ka mid ahaa 11 masuul oo xilal kala duwan loo magacaabay. Ramaax ayaa ka mid ah Badhasaabyada gobolka kasta oo la geeyo ka muuqda, waana nin dhiiran oo shaqadiisa ka adag, waxaanu ka soo wada shaqeeyey gobolada lixda gobol ee waaweyn, HALKEE LAGA RAACAY GUDOOMIYE RAMAAX ? MAXAY REER GABILEY KU XASUUSAN DOONAAN. LASOCO WARBIXINO ARIMAHAA LA XIDHIIDHA SAACADAHA SOO SOCDA
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE Related posts:DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Iyo Badi Siyaasiyiinta Somaliland Oo Booqday Badka Buurta Kala Jeexan Oo... Maamulka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Dad Ku Sumoobay Deegaano Gobolka Katirsan Iyo Fariinta A... Siyaasi Axmed Nasiye Oo Fashiliyay Cida Soo Abaabushay Madaxdhaqameed Muqdisho Kayimid Ee Ku Sugan L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|