Daawo: Maayarka Gobolka Gabiley Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maayarka Gobolka Gabiley Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden
April 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Maayarka Gobolka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo safar shaqo ku tagay Dalka Sweden ayaa waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Dalka Sweden waxaana halkaa kusoo dhaweeyay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Sweden iyo Dadwayne kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS