Gabiley (W,N):- Maayarka Gobolka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley ayaa waxa ay kulan balaadhan la qaateen 43 Arday oo waxkabarta Jaamacada Timacade islamarkaana ay Dawlada Hoose ee Gabiley ka bixiso Lacagta. Jaamacada Timacade
Halkan hoose ka daawo muuqaalka