Maayarka Degmada Saylac Oo Ka Hadlay Rag Hubaysan Oo Jidgooyo U Galay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Degmada Saylac Oo Ka Hadlay Rag Hubaysan Oo Jidgooyo U Galay
April 13, 2018 - Written by Reporter:

Saylac (W,N):- Maayarka Magaalada Saylac Sacad Daahir Cige ayaa waxa uu Faah-faahin ka bixiyay rag Hubaysan oo jidgooyo u galay isagoo maraya Degmada Qoolijeed xili uu ku sii jeeday Magaalada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS