Maayarka Degmada Oodwayne Oo Ka Hadlay Xilka Qaadis Ay Ku Sameeyeen Xildhibaanada Oodwayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Degmada Oodwayne Oo Ka Hadlay Xilka Qaadis Ay Ku Sameeyeen Xildhibaanada Oodwayne
April 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Maayarka Degmada Oodwayne Cabdixakiin Nuur Muuse ayaa waxa uu ka hadlay in dhawaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Oodwayne ay xilkii ka qaadeen waxaan uu waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadistaa ay sheegeen Xildhibaanadu isagoo sheegay in si sharci ah lagu soo doortay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS