|
|||||
WAJAALE NEWS
LIVE-TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Hada Bilaabmatay
April 30, 2018 - Written by Reporter:Muqdisho (W,N):- Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan doorashada gudoomiyaha cusub ee golahaasi oo hada bilaabmatay.
Xilkan ayaa waxaa ku tartamaya 10 xildhibaan oo doonaya inay baddelaan gudoomiyihii xilka banneeyay, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Qaar ka mid ah xildhibaannada jagadan u ordaya ayaa hore u soo noqday wasiiro iyo wasiirro ku xigeen, Kulanka maanta ayaa la xaqiijiyay inay soo xaadireen 262 xildhibaan.
Halkan Hoose Toos Uga Daawo Doorashada Related posts:Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Rag Ajaanib ah Oo Samaynayay Lacago Foo... Xisbiga Waddani Oo Soo Saaray War-saxafadeed Uu Kula Hadlayo Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Uu Xanbaars... DAAWO; Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay ka Faa,iidaystaan Biyaha Roobka Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|