Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Kaalin Shidaal Iyo Taliyaha Ciidanka Dab demiska Oo Ka Hadlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Kaalin Shidaal Iyo Taliyaha Ciidanka Dab demiska Oo Ka Hadlay.
April 13, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N):- hal qof ayaa ku geeriyooday haanta shidaalka ee kaalin ku taal magaalada hargaysa kadib markii uu ku neef qaba toobay halka laba qof oo kalena laga soo badbaadiyay

Taliyaha ciidanka dab damiska Somaliland oo gurmad ku tagay kaalinta shidaal ee falkani ka dhacay ayaa ka warbixiyay sidii ay wax udhaceen

Sidoo kale taliye sawaaxili ayaa digniin udiray kaalmaha shidaalka.

COMMENTS
LINKS