Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Masuul Cusub Magacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Masuul Cusub Magacaabay
April 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), wuxu hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran ee Xisbigaasi uu u magacaabay in uu noqdo Md.Cabdifataax Aadan Maxamed.

 

Guddoomiye Cirro, wuxu sarkaalkaas uu u rajeeyey in si kasnimo leh uu u gudan doono hawlaha shaqo ee loo igmaday.

31229250_1691487480931375_3871188739829006336_n

COMMENTS
LINKS