|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudidda Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Khaladaadka Miisaaniyada 2018 Iyo Tirada Haayadaha Ay ka Joojiyeen Kharashkii loo Qoondeeyay.
April 7, 2018 - Written by Editor:Hargaysa (W,N) Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada somaliland ayaa faah faahin Golaha ka Siiyay Khaladaad Iyo Haayadaha Aan Sharciga ahayn ee ku jira Odoroska miisaniyada 2018 Sidoo kale Gudoomiyaha Gudiga dhaqaalaha ayaa sheegay tirada haayadaha ay ka joojiyeen kharashkii loo qoondeeyay halka ay qaarkalana kharashkii loogu Daray miisaaniyada ay u Wareejiyeen Meelo Kale.. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Kalfadhiga Golaha Wakiillada Oo Furmay iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwanaa Kalfadhiyadii Hore Wax-garadka,Cuqaasha iyo Odayaasha Deegaanka MASALAHA Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Lagu Muran San Ya... DAAWO;-Suldaan Ibraahim J, Samatar Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|