|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Oo Cod Ku Taageeray Go’aankii Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaatay Soomaaliya
April 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Kal Fadhi aan caadi ahayn oo ay saaka yeesheen Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ay Cod aqlabiyad ah ku taageereen Go,aankii Madaxwaynaha Somaliland ka qaatay Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|