|
|||||
WAJAALE NEWS
Ex, Wasiir Cadaani Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Ay Baadhis Ku Samayso Waraysi Ay Qaaday Idaacada BBC-du
April 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland Xukuumadii Siilaanyo Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu hawda ka sarto isla markaana ay xidho idaacada BBC-da hadii ay wax ka bedel ay ku sameysay wareysi ay dhawaan ka qaadey wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaraadka oo ka Hadley heshiiskii Dekada Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;-Musharrax Subeer Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Isdiw... Magacyada 9 Qof Oo Reer Somaliland Ah Oo Ka Badbaaday Doontii Dadka Badan Ku Halligmeen, Halka Ay Ku... Boqor Buurmadow oo Ka Horyimid Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Soo Rogay Sanaag, Kuna Baaqey In Gudoomiye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|