DAAWO; Xildhibaano Si Adag Uga Hor yimid Maayarka Gabiley Oo Shaqadii ka Eryay 70 kamida Shaqaalaha Dawlada Hoose, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaano Si Adag Uga Hor yimid Maayarka Gabiley Oo Shaqadii ka Eryay 70 kamida Shaqaalaha Dawlada Hoose,
April 6, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Qaarkamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Si Adag Uga Horyimid Talaabo Uu Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi  Shaqada kaga Caydhiyay Inka Badan 70 Qof oo kamida Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo sifo sharciga baalmarsan uu u eryay,

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa Maayarka gabiley ku Dhaliilay Habka uu uga joojiyay Jaamacada Timcade Dhaqaale ay Dawlada hoose siiso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.

 

COMMENTS
LINKS