|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO “Waxaanu Kordhinay Cashuurta Qaadka Oo Kaliya” Wasiirka Maaliyada Oo ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiga Wadani.
April 29, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Ayaa ka jawaabay eedo uga yimid xisbiga mucaaridka ah Ee Wadani kaasi oo uu sheegay In dhaliishoodu Aanay ahayd mid saxa Dhanka kale Wasiirka maaliyada ayaa Ku dooday in ay Cashuurta Qaadka oo kaliya ay Kordhiyeen Isagoo xisbiga wadani Ka dalbaday hadii ay hayaan xalka sixir bararka in ay soo bandhigaan , HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/dUBVvtMtrRk Related posts:Caaqilka Wasiir Siciid Sulub Oo Raalin Galin Ka Bixiyay Hadalo Naxli Xanbaarsan Ee Kasoo Yeedhay! Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sharci daro Ku Tilmaamay Heshiish Ay Kulmiye La Galeen Xildhibaano ... Wasiirka Madaxtooyada OoXabsiga u Taxaabay Muwaadin Aragtigiisa ka Dhiibtay Maamul Xumada Dalka Hays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|