DAAWO; Wax Qabadkii 120 Cisho Ee Wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wax Qabadkii 120 Cisho Ee Wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyada Somaliland.
April 12, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)  Wasaarada Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland  ayaa Safka hore kaga jirta Wasaaradaha Ugu Cad cadaa Mudadii ay talada dalka haysay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxayna  Ku talaabsaday waxqabad muuqda 120 maalmood ee xukuumada jirtay.

WASIIRKA CADAALADA

Wasaarada cadaalada

Masuuliyiinta Wasaarada Cadaalada ayaa Mudadaa Gaaban waxay   safaro dhowr  ah oo uu wasiirku Hogaaminayo  ugu guur galeen guud ahaan Xaalada Xabsiyada Dalka, Sidoo kale waxay qabteen shirar lagu dar dargalinayo Arimaha Cadaalada.

wasiirka cadaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAXYAABIHII U QABSOOMAY WASAARADA CADAALADA JSL;

COMMENTS
LINKS