|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiiro Xukuumada Jsl Ka Socday Oo Ka Hadlay Ujeedada Shirar Ay La Yeesheen Ganacsatada Magaalada Wajaale Iyo Bulshada Qaybaheeda kale.
April 9, 2018 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Wasiiro katirsan xukuumada madaxwayne muuse biixi iyo xubno kale oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland ayaa maanta safar ku tagay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale Xubnahan wasiirada ah ayaa iyagu ahaa gudidii loo xil saaray qorshaha banaynta jidadka magaalada tog wajaale oo mudo xukuumadu waday isla markaana ay kasoo baxay cabashooyin iyo wax isbada marin baahsan ayaa shirar ay ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kale la qaateen ka warbixiyay Wasiirka Hawlaha guud oo faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay bulshada kala hadleen iyo cabashooyinka loo soo gudbiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Waxaan Idiin Xaqiijinayaa In Kiiskaasi Aanu Gacanta Ku Hayno, Gurigiisa Uu Joogo Oo Uu Qol Ku Xidha... Daawo;Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Buuqasho ugu Tagay Saaxiibadiisii Shalay Ee Uu Banaanka Kaga Ta... DAAWO;-Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Beesha Ciise Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|