DAAWO; Wasaarada Arimaha Gudaha Oo ka Hadashay Laba Wiil Reer Somaliland Oo Afduub loogu Haysto Garoowe,
April 8, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa markii Uhoraysay ka hadlay laba wiil reer somaliland isla markaana mudo lixcisho ah afduub loogu haysto deegaano kamida dhulka puthland
Wasiirka ayaa sheegay in la soo daydoono walow aanu wax tafaasiila ka bixin iyo in ay maamulka puthland kala hadleen afduubka labadan wiil ee dhalinyarada ah;