DAAWO; Madaxweyne Kuxigeenka JSL Oo Daah furay Qorshaha Wasaarada Waxbarashada Ee 5 Sanno Soo Socda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweyne Kuxigeenka JSL Oo Daah furay Qorshaha Wasaarada Waxbarashada Ee 5 Sanno Soo Socda.
April 30, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Daah furay Qorshaha Wasaarada Waxbarashada ee shanta sano ee soo socda Isagoo munaasibadan ka jeediyay Khudbad ku taxaluqday qorshaha xukuumada kulmiye iyo sidii loo tayay lahaa Waxbarashada Dalka.

Qorshaha wasaarada waxbarashada

Sidoo kale Wasiirka Wasaarada waxbarashada Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir faratoon ayaa ka warbixiyay ahmiyada uu xanbaarsan yahay qorshahan ay soo diyaarisay wasaaradu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS