Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Balanqaad U Sameeyey Hal-abuuro Da’yar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Balanqaad U Sameeyey Hal-abuuro Da’yar
April 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu Balanqaad u sameeyay dhalinyaro Hal-abuur ah waxaanu hortooda ka shaaciyey inay qarankooda xaq ugu leeyihiin inuu taageero ka geysto sidii fikirkaas looga midho dhalin lahaa.

 

Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi oo dhalinyarada hal-abuurka cusub soo kordhiyay ayaa waxa uu da’yarta ka codsaday inay samaystaan dallad isku xidhan oo dhinaca hal-abuurka ah, si ay isugu xidhnaadaan, isla markaana maskaxaha afkaarta cusub soo kordhiyey la mideeyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/aCBHUNswjQw

COMMENTS
LINKS