Daawo: Maayarka Magaalada Berbera Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Difaacay Dhul La Siiyay Dad Ganacsato Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maayarka Magaalada Berbera Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Difaacay Dhul La Siiyay Dad Ganacsato Ah
April 29, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (W,N):- Maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Egn, Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay wax ay difaaceen dhul ballaadhan oo dad u badan ganacsato la siiyay oo ay dayrar ku wareejisteen, dhulkaasi oo qaarkood midkiiba yahay ilaa lix boqol oo miter.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS