DAAWO Khilaafka Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Dib u Istaadhmay Iyo Gudoomiye Jawaari Oo fashiliyay Dalab Uga Yimid farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Khilaafka Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Dib u Istaadhmay Iyo Gudoomiye Jawaari Oo fashiliyay Dalab Uga Yimid farmaajo.
April 3, 2018 - Written by Editor:

Muqdisho(W,N) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya  Jawaari ayaa Shir Jaraa,id oo uu Mar Dhawyad ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa wuxuu ku sheegay in Aanu marnaba Aqbalay Dalab u sheegay in uu Uga yimid Madaxwayne Farmaajo.

Sidoo kale Gudoomiye Jawaari ayaa shacabka Somaliya ugu baaqay In  Wixii fadhiga Arbacada Ee Golaha ka yimaada uu Masuuliyadeeda Qaadayo farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS