Daawo: Dawlada Imaaraadka Oo Fashilisay Cida Saxeexday Heshiiska Dekeda Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Dawlada Imaaraadka Oo Fashilisay Cida Saxeexday Heshiiska Dekeda Berbera
April 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada ee dalka Imaaraadka carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa waxaa uu sheegay in heshiiska Dekada Berbera ee Dp World ay ogolaatey dawladii hore ee Soomaaliya isla markaana ay ka wada hadleen xukuumadii Xassan Sheekh Maxamuud.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS