|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Dab Ka Kacay Dekada Xudeyda Ee Dalka Yemen Oo Baabiiyay Raashin Badan Oo Gargaar Ah
April 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Dab ka kacay Dekadda Xudeyda ee waddanka Yemen ayaa waxa uu baabi’iyay raashin badan oo ay leedahay Qaramada Midoobay kaas oo si xad dhaaf ah dalkaasi ay colaadaha hadheeyeen loogaga baahnaa.
Dad ka shaqeeya dekadda ayaa sheegay in afar bakhaar oo waa weyn ay gubteen, Dekaddan oo ay gacanta ku hayso fallaagada Xuutiyiinta ayaanan weli si buuxdo loo baadhin waxa kiciyay dabka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/lL4LpeamKQw Related posts:DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Xisbiyada Mucaaridka Ku Dhiilay Qaabka Ay Uga Hadleen Gabadh Yar... Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Isku Badal Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Taliyayaasha Ciidamada Jsl! “Ma laga Yaabaa Fadeexaddii Ugu Waynayd Ee Abid Soo Marta Somaliland, In Ay Noqoto Heshiiska Lala Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|