Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Hotelkii Caanka Ahaa Harawo Ee Magaalada Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Hotelkii Caanka Ahaa Harawo Ee Magaalada Boorama
April 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Hoaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof, Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan Magaalada Hargaysa ayaa waxa uu ka sheekeeyay Taariikhdii faca waynaa ee huteelkii ugu horeeyay ee laga hirgaliyo Somaliland ee ku yaala Magaalada Boorama ee Harawo Hoteel waxaana uu sheegay in magac bixinta Hoteelkaasi uu isagu lahaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS