Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Safar Ugu Maqanaa Wadanka Tansaniya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Safar Ugu Maqanaa Wadanka Tansaniya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
March 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wafti Xildhibaano ah oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Islamarkaana ah Gudida Daba galka Hantida Qaranka oo uu hogaaminayo Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada oo Safar shaqo ugu maqnaa Dalka Taansaaniya ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS