|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaaladda Oo ka Qaybgalay Goob Laga Helay Xabaalo Wadareedyo Dad la Xasuuqay ah Iyo fariinta Uu Udiray Maamulka Muqdisho,
March 10, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland oo ay weheliyaan Gudida Xasuuqa iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa waxa ay maanta ka qayb galeen goob laga helay Xabaal Wadareedyo ay ku jiraan Dad ay Xasuuqday Dowladii hore Siyaad Bare. wasiirka wasaarada cadaalada somaliand Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa fariin culus udiray maamulka muqdisho oo uu xasuusiyay in ay yihiin kuwii gaystay xasuuqaa aanu maanta dul joogno. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Tv ga Kalsan Oo Shaqadii Ka Caydhiyay Labo Wariye Raali Galina Siiyay Xisbiga Wadani Iyo Musha... Daawo: Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Oo Daboolka Ka Qaaday In Aanay Suuragal Ahayn In Laga Noqdo Go’a... Dawlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood, Kuna Baaqday In La Joojiyo Colaada, ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|