“Waxaa Ayaan Daro Ah In Ay Xisbiga Wadani Mar Walba Isku Mowqif Noqdaan Cadowga Somaliland”..Ex, Shucayb Maxamed Muuse | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Ayaan Daro Ah In Ay Xisbiga Wadani Mar Walba Isku Mowqif Noqdaan Cadowga Somaliland”..Ex, Shucayb Maxamed Muuse
March 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirkii hore Wasaarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa dhaliilo culus u soo jeediyay Xisbiga Waddani isagoo ku Eedeeyay in ay mar walba isku aragti yihiin cadowga Somaliland.

Sidoo kale Ex, Wasiir Shucayb ayaa ka hadlay heshiiska ay Somaliland la gashay Shirkada Dp World ee Dekeda Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS