|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Biyo La’aanta Ka Jirta Magaalada Hargeysa
March 24, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ka hadlay Biyo La’aanta ka jirta Magaalada Hargaysa isagoo sheegay in ku tala jiraan Xukuumad ahaan sidii ay Magaalooyinka waayn ee Somaliland ay u heli lahaayeen biyo ku filan. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/HbbGIEaB8j4 Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|