Shirkada Telesom Iyo Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Heshiis Cusub Gaadhey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Iyo Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Heshiis Cusub Gaadhey
March 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Shirkada Teleson iyo baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen heshiis cusub oo ay gaadheen , kaas oo ah in adeega isku bedelka lacagta ee Zaad-ka ay shirkada Telesom joojiso muddo shanka cisho ah ka dib.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zmyRT_uuEoo

COMMENTS
LINKS