“Muqdisho Waanu Ka Xoraynaynaa Farmaajo Waxaanu U Gacan Gelinaynaa Ragii Aanu Siyaad Bare Wada Ridnay”.Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muqdisho Waanu Ka Xoraynaynaa Farmaajo Waxaanu U Gacan Gelinaynaa Ragii Aanu Siyaad Bare Wada Ridnay”.Faysal Cali Waraabe
March 17, 2018 - Written by Reporter:

Dubia (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Xisbiga Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Farmaajo Iyo Raysal Wasaarihiisa ay ka xorayn doonaan Magaalada Muqdisho islamarkaana gacanta u gelin doono Ragii ay soo wada shaqeeyeen ee ay Xukunka ka wada tuureen Siyaad Bare.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS