|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Taageerayo Heshiiska Dekeda Berbera Oo Lagu Qabtay Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Gobolka Fariin Adag U Diray Dowlada Xamar
March 11, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (W,N):- Dadwaynaha Kala duwwan eek u dhaqan Gobolka Gabiley ayaa maanta iskugu soo baxay Banaanbax ay ku taageerayaan heshiiskii Dekeda Berbera ee ay Somaliland la gashay Shirkada Dp World Iyo Dowlada Itoobiya.
Sidoo kale Badhasaabka Gobolka Gabile Maayarka Gobolka, Madax-dhaqameed iyo Masuuliyiinta Gobolka ayaa waxa ay fariin adag u direen Maamulka Muqdisho. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Soomaali ku Geeriyootay iyo kuwo dhaawacmay Dagaallo kooxo Islaamiyiin ah ku dhexmaraya Waqooyiga da... Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Dalka Sweden Iyo Heshiishyo Muhiim Ah... Daawo: Cali Khaliif Oo Kulan La Qaatay Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|