Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dubai Ku Soo Booqday Madaxweyinihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dubai Ku Soo Booqday Madaxweyinihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo
March 16, 2018 - Written by Reporter:

Dubai (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Imaaradka carabta ayaa waxaa uu saaka guriga uu magaalada Dubai ka degan yahay ku soo booqdey madaxweyinihi hore ee Somaliland Axmed Siilanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS