Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Bandhiga nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya hawlaha ay dawladda Hoose ee Hargeysi bulshada u qabato, isla-markaana lagu horumarinayo caasimadda Dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/lRo0jgDxCVQ