Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Wasaarada Waxbarashada + Sawirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Wasaarada Waxbarashada + Sawirro
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu saaka uu kormeer kadis ah ku tagay xarunta wasaarada Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey masuulyiinta wasaaradaasi oo uu ugu horeeyo wasiirka wasaarada waxbarashadu.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Iyo Muuqaalka

muuse1 muuse2 muuse3 muuse4 muuse5 muuse6 muuse7 muuse8 muuse9 muuse10 muuse11 muuse12

 

COMMENTS
LINKS