Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Maqaamka Sheekhul Beledka Caasimada Hargaysa Sheekh Madar Axmed+Sawirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Maqaamka Sheekhul Beledka Caasimada Hargaysa Sheekh Madar Axmed+Sawirro
March 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta booqday maqaamka sheekhul beleledka caasimada Hargeysa ee sheekh Madar Axmed oo ka mid ahaa culimadii waa weyned ee dalka isagoo madaxweynuhu u duceeyey Marxuumka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

 

29511832_1600968936683620_8113618591303430372_n 29572648_1600968960016951_6339473707940534479_n 29512288_1600969196683594_311657858753598721_n 29598383_1600968940016953_6663978406508532998_n 29541460_1600968493350331_957956024442890774_n

 

COMMENTS
LINKS