|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Hab Casri Ah Oo Waxka Taraya Is Qabsiga Dhulka
March 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamuuriyada Somaliland ahna Gudoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed oo maanta ka qayb galay Munaasibad lagu daah-furayay Casriyaynta Adeegyada Dowlada Hoose u qabato Bulshada ayaa waxa uu soo bandhigay hab Casri ah oo waxka ka taraya is qabsiga dhulka, Sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada Sare ayaa waxaa uu sheegay in Dacwadaha ugu dhibta badan ee Dhulku ay soo maraan Maxkamadaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/q4kDEd0h_Xc Related posts:DAAWO; Caleemo Saarka Garaadka Guud Ee Deegaanka Buuhoodle Iyo Dardaarankii Weftiga Somaliland Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo J... Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Kulan La Yeeshay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Muxuuse Ka Yidhi Dil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|