Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Hoos Yimaada Togdheer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Hoos Yimaada Togdheer
March 30, 2018 - Written by Reporter:

Burco (W,N):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi oo maal mihii u danbeeyay u kuur galayay Xaalada ay sugan yihiin  Dadka ku nool Deegaanada Gobolka Togdheer ayaa maanta Waxa uu Kormeer ku tagay Deegaanada hoos yimaada Gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/ZJaGfUWH5Mw

COMMENTS
LINKS